“Arrinta Raga Buurta Galay Waxay Saaran Tahay Cabdiraxmaan Cirro, Dadka Hoggaaminayaana Waa Kuwii Gurigiisa Joogey Oo Caddayntoodii Ayaannu Haynaa.”Maxamed Kaahin Wasiirka Arimaha Gudaha”Daawo Muuqaal
August 12, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha somaliland oo ka hadlay dagaalkii maanta deegaanka goda yar ku dhexmaray ciidamada boolika jsl iyo jabhada buurta gacan libaax oo uu dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac lihi sheegay in jabhadaasi uu ka danbeeyay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro
Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay in cida buurta kasoo dajinaysaa ay tahay cidii dirtay balse aanay ahayn xukuumada