Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Musharixiinta Reer Gabiley Ee Utartamayay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye!
August 12, 2023 - Written by admin
Tan iyo Intii la shaaciyay Shir waynaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa waxaa soo Ifbaxay Tartanka loogu jiro gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga oo uu Banayn doono Gudoomiye kuxigeenka xiligan wasiir maxamed kaahin kaasi oo Noqon doono gudoomiyaha xisbiga kulmiye dhawaan, kaasi oo isna banyan doono madaxwayne biixi.
