Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Gaadiid Loo Afduubtay Buurta Gacan-libaax
August 12, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay faahfaahin ka bixisay, dabley hubaysan oo weerar ku qaaday gaadiid ay lahayd Hay’adda samafalka ee Halo Trust, halkaas oo ay ka kaxaysteen laba baabuur oo ay hay’addu lahayd, iyo weliba mid ka mida darawaladii gaadiidkaas.