“Dhalinyarada Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa In Ay Nabadgalyada Ka Shaqeeyaan”Cabdirashiid Qambi Wasiirka Ciyaaraha Jsl
August 13, 2023 - Written by admin
Wasiirka wasaarada ciyaaraha Somaliland cabdirashiid ducaale qambi ayaa dhalinyarada reer Somaliland ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nabada oo ah takaliya ee wax lagu noqon karo
Sidoo kale Wasiirka wasaarada ciyaaraha somaliland ayaa sheegay in dhalinyarada ka dagaalamaysa buurta gacan libaax ay wadaan rag siyaasiyiin ahi islamarkaana aanay jirin beel dagaalamaysaa.