Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland oo War Kasoo Saartay Dagaalka Laascaanood Maanta Ka Dhacay…
August 13, 2023 - Written by admin
Kooxaha huwanta ee Aragagixisada iyo maamulka Puntland ayaa weerar ku qaaday fadhiisimada ciidanka Qaranka JSL ee gobolka Sool, Wasaaradda Gaashaandhiga JSL ayaa cambaaraysay falkan gardarada ah.
Jamhuuriyadda Somaliland ayaa bogaadisay ciidanka Qaranka JSL, waxaanay farriin u dirtay beesha caalamka iyo dalalka dariska.