Ciidamo Ka Gadoodsan Mushahar La,aan oo La Wareegay Kaantaroolada Magaalada Garowe Iyo Kastamada Degmooyin Maamulkaas Katirsan
August 14, 2023 - Written by admin
Ciidanka Goodir ee ka tirsan booliska Puntland oo Mushahaar la’aan ka Gadoodsan ayaa la Wareegay kantaroolka Koonfureed ee Garowe, waxayna joojiyeen gadiidka xamuulka ah.
Sidaan kale waxaa Gadiidka xamuulka ah mudo Labo maalmood ah ku xaniban yihiin degmada Xarfo ee gobolka mudug kastamkeeda oo ay la Wareegeen Ciidamo daraawiish ah oo mushahaar la’aan ka gadoodsan.
Mohamed Said Yusuf
Garowe