Maayarkii Hore Ee Burco Oo Fariimo Isbarkan Udiray Madaxwayne Biixi Iyo Beesha Garxajis
August 14, 2023 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Maayarkii hore ee magaalada burco muraad ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo dagaalka jabhada gacan libaax iyo doorka beeshiisa ee xaalada dalka
Sidoo kae ex maayar muraad ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in aanu dagaal xal ahayn isagoo beesha garxajisna usoo jeediyay in aan xabad kursi lagu helayn.