Ergadii Iyo Gudidii Maalmahnba Ku Sugnaa Buurta Gacan-libaax oo Hargeysa Dib Ugu Soo Laabtay
August 16, 2023 - Written by admin
Ergadii iyo Gudidii maalmahnba ku sugnaa Buurta Gacan-libaax ayaa Hargeysa dib ugu soo laabtay, ergada oo dhawr maalmood kulamo la qaatay Jabhad dhawaan dil iyo dhaawac u gaysatay Ciidamada booliska Somaliland ayaa la sheegaya in kulanka labada dhinac aan ilaa imika la cadayn waxa uu kusoo dhamaaday balse la filayo in ay dhawaan errgadu ka hadlaan.
