berberatoday.com
Ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadiisi Afduub Loo Haystay Mudo 7Cisho Ah Kadib!
August 16, 2023 - Written by admin

Ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal Oo Magaalada Hargaysa Laga Afduubtay Goor Habeenimo Islamarkaana Mudo 7cisho ah Lalaa Ayaa Maanta Galinkii Danbe Dib Uhelay Xoriyadiisii kadib Markii Kooxdii Afduubatay Oo la tagay deegaano katirsan Gobolka daad madheedh ay ka soo Furdaamiyeen Waxgaradka iyo ganacsato ay isku beel yihiin Ninkii Afduubtay, kuwaasi oo galabta keenay magaalada hargaysa, kuna soo wareejiyay Madaxdhameedka iyo ganactada beesha uu kasoo jeedo ganacsade Ismaaciil Nuux Sahal Isagoo Caafimaad Qaba!

 

Dhanka kale waxgaradka iyo madaxdhaqameedka labada beelood ee ay kasoo kala jeedaan ninkii afduubka gaystay iyo  ganacsade ismaaciil nuux ayaa ubalamay sidii looga wada hadli lahaa afduubka loo gaystay muwaadinkan iyo waxa keenay ee udhexeeyay ninka Afduubka Gaystay.

Waxaan halkan uga Mahad celinaynaa cidkasta oo dadaal iyo tacab ka gaysatay sidii loo soo furdaamin lahaa ganacsade ismaaciil haday tahay madaxdhaqameedka iyo waxgaradka kazoo jeeda ninka afduubka gaystay iyo madaxdhaqameedka iyo ganacsatada beesha ismaaciil, Siyaasiyiin Iyo oo iyagu labada dhinac ka xidhiidhay soo daynta ismaaciil, iyo cidkasta oo qayb ka qaadatay arinkiisa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews