Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Siyaasi Samaale Oo Usharaxan Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye.
August 17, 2023 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa taageero balaadhan umuujiyay siyaasi cabdicasiis samaale oo u tartamaya gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye iyagoo fariin udiray xubnaha golaha dhexe ee xisbiga