“Go,aanka Xukuumiga Ah Ee Madaxwaynuhu Nagu Hogaaminayaa Maaha, Buurta Gacan Libaax Madaafiic Halagu Garaaco”Wasiir Siciid Sulub”Daawo Muuqaal
August 17, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliand siciid sulub ayaa sheegay tan iyo intii ay dilaacday jabahada buurta gacan libaax in ay hoos utuur tuuraan wasiirada ay saaxiibada yihiin ee kazoo jeeda beelaha darifyada Somaliland
Sidoo kale wasiir siciid sulub ayaa sheegay in siyaasada uu madaxwayne biixi ku hogaamiyaa aanay ahayn mid odhanaysa buurta gacan libaax madaafiic halala dhaco maadama ay dhalinyarada gashay yihiin kuwaanii.