berberatoday.com
“Waxan Ku Baaqayaa In La Mideeyo Ergooyinka Nabada Isku Xilqaamay”Gudoomiyaha Dalada Sosan Anwar Warsame
August 17, 2023 - Written by admin
“Iyada oo ay socdaan dedaalo kala duwan oo lagu doonayo in xal nabadeed oo kama-dambays ah loogu helo xiisadda ka taagan Buurta Gacan Libaax iyo ismariwaaga siyaasadeed ee dalka ka jira, waxa aan ku baaqayaa:
1. In la mideeyo ergooyinka kala duwan ee nabadda isku xilqaamay haddii ay yihiin ergooyinka madax-dhaqameedka ee kala duwan, ergada Golaha Wakiilada iyo ergada golaha guurtida, si looga hortago jahwareer iyo isdhexyaac caqabad ku noqda heshiis in la gaadho.
2. In dhinacyada kala duwan ee arrintani khusayso ay kalsooni iyo fursad siiyaan ergada, islamarkaana fududeeyaan sidii xal loo gaadhi lahaa, islamarkaana ku dhiiradaan in la sameeyo tanaasulaad.
Dadka reer Soomaalilaand ee nabadda iyo horumarka jecel, waxa ay doonayaan in lasoo afjaro muranka iyo colaadda, islamarkaana dalku u jihaysto doorashooyin, si ay fursad ugu helaan in ay cugtaan ciddii ay talada dalka u cumaamadi lahaayeen.
Waxa qoray Gudoomiyaha Dalada guud ee Ururada Aan Dawliga ahayn ee SONSAF Anwar Warsame

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews