Badhasaabkii Hore ee Gobolka Awdal Cabdoo Aayar oo Sheegay Inuu Iskacasilay Xisbiga Kulmiye Iyo Xubinnimadiisaba Isagoo Eedo Culus Ujeediyay Xukuumada
August 22, 2023 - Written by admin
Badhasaabkii hore ee gobolka awdal cabdoo Aaye ayaa sheegay in uu iskacasilay xisbiga kulmiye iyo xubinnimadiisaba isagoo eedo culus ujeediyay xukuumada iyo xisbigeedaba.