Golaha Wakiilada Somaliland oo Cod Aqlabiyada Ku Diiday Isixinta Wasiir Cali Xoorxoor”Daawo Muuqaal
August 22, 2023 - Written by admin
Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL ayaa Cod aqlabiyad ah ku diiday Wasiirnimada Wasiirka wasaarada Arimaha Bulshada Cali Xoor Xoor
30 mudane ayaa diiday
6 mudane ayaa ogolaaday
9 way ka aamuseen