Ciidamadii Qaranka Somaliland ee Ku Godoonsanaa Laascaanood oo Soo Gaadhay Oog
August 26, 2023 - Written by admin
Waxaa hadda Soo gaadhay taliskii ciidanka qaybta bari ee Oog, Ciidamo ilaa shalay go’doonsanaa ilaa xalayna ka dagaalamayy laascaanood shishadeeda.
Cidamaddas ayaa u badnaa rag dhalinyaro ah oo cid walba leh, Awood ayayna kuso Maren waddada u dhaxaysa garoowe ilaa iyo Oog.
Ciidamadda ayaa ka tirsanaa guutadii shirqoolku sida baahsan u sameyay ee Taliska 12-aad ee general Faysal abdi bootaan.
Berberatoday.com