berberatoday.com
“Shacbi Waynaha Somaliland Waxaan Leeyahay Maalmaha Adag Waxaa Loo Baahan Yahay In Dhibta Dhacda Iyo Guuldarada Timaada Xamil Iyo Deganaan Lagaga Jawaabo”Musharax Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
August 26, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka sool iyo dhibtii kasoo gaadhay ciidamada qaranka somaliland isagoo tcsi udiray ciidamadii ku geeriyooday

Sidoo kale musharax cirro ayaa shacabka reer somaliland ugu baaqay in malmaha adag loo baahan yahay in samir iyo xamil lagaga jawaabo loona adkayso waxkasta oo yimaada

Dhanka kale musharax cirro ayaa sheegay in warqadii xukuumadu galabta kasoo saartay dagaalku aanay ahayn mid jawaab unoqon karta wixii dhacay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews