Madaxdhaqameedka Somaliland Oo War Kasoo Saaray Dagaalkii Shalay Ee Gobolka Sool Iyo Sida Loogu Midoobayo Difaaca Dalka!
August 27, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay gobolka sool isagoo ciidamada qaranka somaliland urajeeyay guul
Sidoo kale suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan suldaan cabdilaahi ayaa sheegay in ciidamada somaliland waligood laga guulaysana hada ay gaadhi doonaan guusha
Dhanka kale madaxdhaqameedka ayaa sheegay in ay isbarbar taagayaan ciidamada shacabkuna umidaysan yahay difaaca dalka.