berberatoday.com
“Annigoo Ku Hadlaya Magacayga Iyo Magaca Xisbiga WADDANI Waxan Aqbalay Go,aamadii Ay Soosaareen Gudidii Dhexdhexaadinta”Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqaal
August 28, 2023 - Written by admin

“Anniga oo tixgelinaya in Hoggaanka Xisbiga WADDANI ergada siiyey kalsooni buuxda oo aan wax shuruudi ku xidhnayn, anniga oo ku hadlaya magacayga iyo magaca Xisbiga WADDANI dhammaantii, waxa aan halkan ka caddeynayaa in aan aqbalnay go’aannadii ay xalay soo saareen ergadii dhexdhexaadinta wadday ee Beelweynta Habar Jeclo.
Damiirkayga nool ayaa i faraya xitaa haddii ay igu adag tahay in aan yeelo wax kasta oo maslaxadda umaddaydu ku jirto si aan u xaqiijiyo in aanu go’in xadhigga isku haynta shacbiga reer Somaliland. “Tanaasulka waxa aan u aqaannaa ficilka dadka bisil ee hoggaamiyayaasha ah”. musharrax Cirro.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews