Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Magaalada Boorama Oo Dirayska Uxidhay Difaaca Qaranka Somaliland Iyo Fariinta Ay Direen”Daawo Muuqaal
August 30, 2023 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Qaarakmaid ah aqoonyahanka iyo dhalinyarada ku dhaqan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa tuutaha uxidhay difaaca qaranka Somaliland iyo sidii loo barbar istaagi lahaa ciidamada qaranka ee heeganka ugu jira difaaca dalka