Wafti Ka Socda Dawlada Jarmalka Oo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee Berbera
August 30, 2023 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Wafti ka socda dawlada jarmalka ayaa maanta booqasho ku tagay magaalo madaxda gobolka saaxil ee berbera halkaasi oo ku qaabiley badhasaabka gobolka iyo masuuliyiin kale.