Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiir Kuxigeenka Dalka Denmark.
August 31, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka dalka Denmark oo uu wehelinayay madaxa xafiiska Denmark ee Somaliland.
