Madaxwaynaha jsl Oo Wareegto Kusoo Saaray Qodobadii Ay Gudida Beelaha Bariga Burco Kasoo Saareen Xal Uhelida Khilaafka Doorashooyinka.
August 31, 2023 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ka soo saaray Soo-jeedinta Odayaasha Dhaqanka ee Arrimaha Doorashooyinka .
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Ku: Shir-guddoonka Golaha Guurtida JSL
Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL