berberatoday.com
General Faysal Cabdi Bootaan oo Loo Gacan Galiyay Kooxo Wax Ma Garato Ah oo Xaalkiisu Halis Kujiro
September 1, 2023 - Written by admin
War ka soo baxay Laascaanood- Ciidan kii qabtey General Faysal Cabdi Bootaan 25 Bishii Aug ayaa saaka ku wareejiyay Maayirka Laascaanood iyo taliska qeybta sida lagu arkayay muuqaal lagu faafiyaya barta Facebook.
Dhanka kale General Faysal Cabdi Bootaan oo isna ka hadlay goobtaas wuxuu sheegay in si wanaagsan loola dhaqmay markii la qabtey.
Faysal waxaa horay u sheegay inay gacanta ku hayaan gudiga gaaradada dhaqanka ee SSC hase yeeshee hada lama yaqaan meesha loo wado iyo siday xaaladiisu noqon doonto maadama oo loo gacan galiyay shaqsiyaad wax magarato ah ay kamid yihiin Nin dhalinyaro ah oo sheegtay Taliyaha qeybta booliska Laascaanood iyo Yarka Mayerka ah ee Degmadaas.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews