berberatoday.com
Xeebha Tunisia Iyo Lampedusa oo Noqday Marinka Ugu Mashquulka Badan ee Ay Deegsadaan Muhaajiriinta Doonaya Inay Galaan Yurub
September 1, 2023 - Written by admin

Iyadoo keliya 200 oo kilomitir oo biyo ah uu u dhaxeeyo Tunisia iyo jasiiradda Lampedusa ee Talyaaniga, ayaa haatan xeebta Tunisia waxay noqotay marinka ugu mashquulka badan dunida, oo ay adeegsadaan muhaajiriinta doonaya inay gudaha u galaan Yurub.

Lixdii bilood ee ugu horreysay sanadkan, 54,049 qof ayaa waxaa gacanta ku soo dhigay ilaalada xeebaha Talyaaniga ama Tunisia, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, tiradaas oo laba jibaarantay marka loo bar bar dhigo tirada dadkii isku dayay inay gudbaan guud ahaan sanadkii 2022-kii.

In ka badan 2000 oo qof ayaa ku dhintay marinkan khatarta leh.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews