Madaxweyne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeeray Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Boorama.
September 3, 2023 - Written by admin
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Waftigii uu Hoggaaminayey oo maalintii labaad ku sugan magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama ayaa soo kormeeray mashruuca biyo ballaadhinta Magaaladu halka uu marayo.