Dawlada Taiwan Oo Somaliland Ugu Deeqday Raashin Loogu Talo Galay Dadka Barakacayaash Ah.
September 5, 2023 - Written by admin
Dawlada Taiwan ayaa Somaliland ku wareejisay 300ten oo raashin kaasi oo loogu talo galay dadka barakacayaasha eek u nool gudaha dalka
Deeqdan ayaa waxaa dawlada Taiwan kala wareegay gudoomiyaha haayada aafooyinka qaranka iyo maamulka Gobolka Saaxil.