Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Jsl Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Oodwayne!
September 6, 2023 - Written by admin
Oodweyne(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan magaalo madaxda gobolka daadmadheedh yaa maanta iskugu soo baxay banaan bax balaadhan oo ay ku taageerayaan ciidamada qaranka Somaliland.