Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Tirada Dadka Ku Dhintay Dhul-gariirkii Ku Dhuftay Dalka Marooko!
September 11, 2023 - Written by admin
Rabat(Berberatoday.com)-Tirada dhimashada ayaa kor u dhaaftay 2,000 oo qof kadib dhul-gariirkii ku dhuftay dalka Marooko ee waqooyiga Afrika. Dhaawaca ayaa isna kumanaan ah oo ka badan tirada dhimashada.
