Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Furay Shirwaynaha Wadatashiga Horumarinta Waxbarashada!
September 13, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland ayaa maanta furay shirwaynaha wada tashiga horumarinta waxbarashada somaliland kaasi oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee waxbarashada iyo daneeyayaasha arimaha waxbarashada jsl.