Laascaanod(Berberatoday.com)-Wafdi Balaadhan oo ka kooban 50 Siyaasi kala duwan Xildhibaanda laba gole Kuwa oo ka yimi Muqdisho oo katirsan Dawlada Federaalka Somaliya ayaa ka soo degey Garoonka Diyaaradaha ee Gambadhe ee Laascaanood. Hore waxa ugu sugnaa Laascaanood Kooxaha Xagjirka oo kasoo qulqulaya Gobolada dhexe ee Somaliya.