Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha Jsl Oo Wax Lalayaabo Ku Tilmaamay Ninka Hargaysa Yimid 1991kii Ee Doonaya In Uu Cid Ka Sheegto!
September 17, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada ciyaaraha cabdirashiid ducaale qambi oo maanta wareejiyay xilkii wasaarada ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay in 1991kii yimid hargaysa oo doonaya in uu ka sheegto