Golaha Wakiilada Jsl Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Meel Mariyay Xeerka Cusub Ee Doorashooyinka Isa-saaran”Daawo Muuqaal
September 30, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah oo duuduub ah ku ansixiyay xeerka cusub ee doorashooyinka isa-saaran ee Somaliland.