Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Shaaciyay Deeq Waxbarasho Oo Ay Dawlada Itoobiya Siisay Iyo Shuruudaha Looga Baahan Ardayda Utartamaysa!
October 9, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa shaaciyay deeqwaxbarasho oo ay dawlada itoobiya siisay ardayda Reer Somaliland iyo shuruudaha looga baahan yahay ardayda utartamaysa deeqdan,