Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Uk Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Uqabtay Abwaan Ismaciil Jiheeye.
October 9, 2023 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa munaasibad soo dhawayn ah uqabtay Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo mudooyinkii udanbeeyay safar ku joogay dalka ingiriiska.