berberatoday.com
“Gobolnimada Gabiley Uma Dabranaan Doonto, Xeerka Caasimada, Ee Sida Ugu Dhakhsaha Badan Ayaanu Uhor Gaynaynaa Golaha Wakiilada”Xil. Xasan Dhuxul.
October 11, 2023 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xasan Dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka gabiley ayaa ka dhawaajiyay hadal ka farxiyay dhagaha shacabka gobolka gabiley kaasi oo ku saabsan raadinta gobolnimada gabiley oo uu sheegay in aanay udabranaanayn xeerka caasimada.

Sidoo kale xildhibaan laabsaalax ayaa sheegay in dhawaan golaha wakiilada hor gayn doonaan mooshin ku saabsan gobolnimada Gabiley.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews