Alle Ha Unaxariisto Marxuum Xildhibaan Hore Maxamed Faarax Qabile oo Burco Ku Geeriyooday
October 12, 2023 - Written by admin
Alle Ha unaxariisto Marxuum Xildhibaan hore Maxamed Faarax Qabile oo Burco ku Geeriyooday Qabriga Alle Ha Nuuro Janatul Fardawsana Hageeyo Samir Iyo Iimaana Haka Siiyo Qaranka Somaliland Iyo Qoyska Uu Kabaxay.
Marxuumka ayaa ugeeriyooday Mawtul qafle iyo geeri degdega Alle Ha Unaxariiste
