“Aqoonsiga Somaliland Waxa Uu Wax Weyn Ka Tari Doonaa, Xasiloonida Mandaqada Geeska Africa”Qaramada Midoobay.
October 12, 2023 - Written by admin
Shirkii golaha xuquuqal iisaanka ee qaramada midoobay ayaa lagaga hadlay doorka uu aqoonsiga jamhuuriyada Somaliland ka qaadan karo xasiloonida manqada geeska Africa.

