berberatoday.com
Gudi Baadhiseed oo Loosoo Diray Fadeexadii Xatooyada Cashuurta Dawlada ee Ka Dhacday Kastamka Berbera oo Isha Lagu Hayo Natiijada Ay Soosaari Doonaan
October 13, 2023 - Written by admin
Gudidii Berbera utimi baadhista fadeexadii Musuqmaasuq ee lagu Lunsaday Lacagtii Cashuurta Dawlada ee Boqolaalka Milyan ee Sl Shilinka aheyd ee kaantaroolka Haleeya ee Bariga Hargeysa lagu qabtay oo maanta baadhistoodii ka Bilaabay Xafiisyada Masuliyiinta Kastamka Berbera Iyo Haayadihii Dawlada ee kalee ku Shaqada lahaa Kiiskaa sida Xafiisyada Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee Turubo Taariyada ayaa maanta Qoraal cadayna ka qoray Masuulinta kiiskani Fadhiyo iyo shaqaalihii ku lugta lahaa xatooyadaa Xoolaha Umada Iyagoo midmida ugalay Xafiisyadooda waraaqihii ay ku baxday Badeecadaas dib ubaadhay shaqsi kastoo ku lug Lahaana su.aalo laga qorayo jawaabtooda Weydiiyay sida ay sheegayaan xogaha rasmiga ah Ay warbaahinta Berbera Media Inc heshay.
Fadeexadan musuqmaasuq oo gaadhay guud Ahaan dhegaha shacabka Somaliland ayaa loo Dheg taagayaa ishana lagu hayaa natiijada ay Soosaari doonaan Gudida kiiskan loosoo xulay oo Ka kala socoda Wasaarada Maaliyada Waaxda Kastamada iyo Hogaanka laanta ilaalinta Cashuuraha ee Turubo Taariyada ee Booliska Somaliland.
Geesta kale Masuuliyiinta kiiskani dulyaalo ayaa Isku dayaya xeelad kastoo ay kaga baxsadaan Kiiskan ay ku qorsheysteen inay ku lunsadaan Cashuurta Dawlada.
Xukumada Somaliland gaar ahaan Wasaarada Maaliyada ayaan weli ka hadal xatooyadan Cashuurtii Dawlada lagu lunsaday xiligan ay Xukumadu hore usheegtay in dhaqaalihii dalku Hoos udhac kuyimi sida uu bilo kahor Warfidiyeenka usheegay Wasiur Sacad Cali Shire.
Somaliland waa meel aan la maxkamadayn Shaqadana aan laga eryin Masuul kasta iyo Shaqaale kasta oo Xatooyo cashuur dawladeed Sameeya hada hadii kuwa kiiskani fadhiyo lagu Helo waxa la geynayaan uun xarunta Wasaarada Maaliyada beri ka maalina waxa loo Magacaabayaa furdad kaloo Kastam sida markasta dhacda markaa maba Jirto sabab uu Ubaqdo masuul iyo shaqaale kasta oo Xatooyo xoolo dadweyne sameeyaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews