Haayadaha Abniga Ee Somaliya Oo Baadhitaan Ku Wada Warar Sheegaya In Abwaan Nageeye Cali Khaliif Ku Biiray Alshabaab!
October 14, 2023 - Written by admin
Hay’adaha amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa baadhitaan ku wadda wararka sheegaya in Nageeye Cali Khaliif oo ahaa Abwaan, saxafi, iyo bare katirsan jaamacadda ummadda Soomaaliyeed, uu u goostay kooxda Alshabaab.
