berberatoday.com
WARBIXIN; Xafiiska Somaliland Ee Dalka Sweden Iyo Guulaha Diblamaasiyadeed Ee Ay Ku Talaabsadeen Mudooyinkan!
October 14, 2023 - Written by admin

Sweden(Berberatoday.com)-Xafiiska somaliland ee dalka sweden ayaa guulo diblamaasiyadeed oo jsl umuhiim ah gaadhay isagoo ku guulaystay in badi baarlamaanka dalka sweden ay ku qanciyaan aqoonsi raadinta madaxbanaanida somaliland

Safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden amb sakariye xasan wacays iyo guud ahaan jaaliyada reer somaliand ee ku dhaqan dalkaasi ayaa kuguulaystay in ay olole xoogan ugalaan sidii ay qadiyada madaxbaanina somaliland ugu qancin lahaayeen madaxda sweden iyo kuwa baalmaanka midowga yurub

Dhanka kale safaarada somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay amb sakiye ayaa mudooyinkii udanbeeyay qaabishay madax katirsan xukuumada somaliland iyo xisbiyada mucaaridka kuwaasi oo marti qaad ka helay dalka sweden.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews