Wasaarada Hawalaha Guud Oo Soo Saartay Wareegto Ay Dawladaha Hoose Ee Dalka Kagala Wareegayso Maamulida Dhulka Danta Guud!
October 14, 2023 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland mustafe goodax ayaa 02/10/2023 soo saaray wareegto uu ku socodsiiyay dawladaha hoos ee dalka taasi oo uu ku faray in aanay maanta laga bilaabo wax shaqo ah ku lahayn maamulida dhulka danta guud, bixintiisa iyo qorshaynta beeraha
Wareegtan wasaarada hawlaha guud ayaa waxaa ka dhashay dareen ay kaga soo horjeedaan mudanayaal kamid ah golayasha deegaanka kuwaasi oo sheegay in ay tahay faro galin maamulkooga ah

