Wasaarada Maaliayad Aan Weli Go,aan Kasoo Saarin Fadeexadii Xatooyadii Cashuurta Dawlada ee Ka Dhacday Kastamka Berbera.
October 16, 2023 - Written by admin
Wasaarada Maaliayad Aan Weli Go,aan Kasoo Saarin Fadeexadii Xatooyadii Cashuurta Dawlada ee Ka Dhacday Kastamka Berbera.

Wararka laga helayo Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa sheegaya in la Qorsheynayo in la dambabaso kiiskii cadaanka ahaa ee Lagu Lunsaday Cashuurtii Dawlada ee Badeecadii Dekeda Berbera ka baxday ee lagu qabtay Kaantaroolka Bari ee Magaalada Hargeysa ee Haleeya.