Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Kormeer Ku Maray Fadhiisimada Ciidamada Ee Gobolka Sanaag.
October 16, 2023 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Taliyaha guud Ee ciidanka qaranka somaliland oo ku sugan gobolka sanaag ayaa kormeeray xeryaha ciidanka ee gobolka sanaag,
Sidoo kale taliyaha ciidanka qaranka Saree Gaas Nuux Taani ayaa xilalkii u kala wareejiyay taliyaha qaybta 3aad ee gobolka sanaag oo masuuliyiin cusub loo magacaabay.