berberatoday.com
Madaxdii Usareysa Wasaarada Maaliyada oo Berbera Uyimi Ka Gun Gaadhka Fadeexadii Musuqmaasuq ee Ka Dhacday Kastamka Berbera Cashuurta Dawladana Lagu Lunsaday
October 17, 2023 - Written by admin
Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Maxamed Cismaan Xuseen Mu.adinka Iyo Agaasimihii Waaxda Kastamada Maxamed Xasan oo caawa Berbera kusoo hoyday Iyo Wasiirkii Maaliyada Sacad Cali Shire oo beri Subax Kalahaad ku imanaya Berbera.
Socdaalka masuulyiintan usareeya Wasaarada Maaliyada ayaa la xidhiidha ka gun gaadhka Fadeexadii musuqmaasuq iyo Xatooyada Cashuurta dawlada ee Kastamka Berbera ka Dhacday ee gudidii loo saaray baadhista natiijada Kasoo saareen una gudbiyeen Masuuliyiinta Wasaarada.
Fadeexdan musuqmaasuq ee ka dhacday Kastamka Berbera oo dhawaaqeedu wada Gaadhay dhegaha Shacabka Somaliland ayaa la eegayaan talaabada Ay ka qaadaan Madaxda Usaraysa Wasaarada Maaliyadu.
Badeecadii cashuurta lagala baxsaday ee Kaantaroolka Haleeya ee Hargeysa lagu qabtay oo Mudo 8 cisho ah ku xidhnayd xarunta dhexe ee Kastamka Hargeysa oo dib loo tiriyay ayaa maanta Laga shubay lacag cashuureed oo dhan 190 Milyan oo Sl Shilin ah iyadoo horena loogu jaray 233 Milyan oo Under Collecton ah halka markuu Dekeda Berbera Kabaxay la cashuuray 77 Milyan oo kaliya.
Wadarta cashuurta dawlada ee la lunsaday ayaa ah 423 Milyan oo Sl Shilin ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews