Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Sheegay In Magaalada Qasa Lagu Riday Hub Halis Ah
October 17, 2023 - Written by admin
Sheikh cabdiraxmaan bashiir oo kamid ah culimada somalida ee ku dhaqan dalka Canada ayaa sheegay in dawlada israa,iil falastiiniyiinta iyo magaalada qasa ku rideen rubuc kamid ah hubka nukniyeerka kaasi oo halis galin kara dadwaynaha reer qasa.