Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Damaca Itoobiya Ee Dekeda Saylac
October 17, 2023 - Written by admin
Wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa markii uhoreeyay damaca kasoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya ee dekeda saylac isagoo sheegay in masiirka dekeda saylac ay goyn karto oo kaliya dawlada somaliland waxaana sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu ku baahiyay boga uu ku leeyahay tuweetarka