berberatoday.com
Dawlada Jabuuti Oo Cambaaraysay Weerarkii Israa,iil Ku Laysay Shacabka Reer Falastiin.
October 19, 2023 - Written by admin

Dawladda Jabbuuti ayaa cambaaraysay weerarkii Israa’iil ku qaaday Cisbitaal ku yaalla Qasa oo ay ku dishay boqolaal shacab ah oo u badan carruur iyo haween.

“ Waxa ay Israa’iil ka gaysatay Qaza waxa loo arkaa weerar argagax leh oo lagu badhtilmaansaday carruur iyo haween waxba galabsan, weerarku waa Xasuuq dagaal oo ka dhan ah dadka reer Falastiin sababtoo ah waxa uu ka hor imanayaa xeerarka caalamiga ah iyo xeerarka qiyamka bini’aadantinimo.” wasaaradda Arrimaha Dibadda Jabbuuti.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews