Mustafe Ibraahim Abees Oo Caawa Askari Ku Toogtay Xaafada Bada Cas Ee Magaalada Hargaysa Oo Hada Geeriyooday.
October 24, 2023 - Written by admin
Alle ha,Unaxariistee Mustafe Ibraahim Aadan Abees oo ahaa wiil dhalinyaro ah ayaa caawa xaafada bada cas Ee Magaalada Hargaysa Uu Ku toogtay Askari katirsan ciidamada Somaliland Sida uu walalkii abwaan cabdiraxmaan noo xaqiijiyay kaasi oo xabad wadnaha kaga dhuftay mustafe ayaa saacado kadib ugeeriyooday dhaawaca rasaastii uu ku dhuftay askarigu sida uu sheegay walaalkii Abwaan cabdiraxmaan Ibraahim Abees oo qoraal ku baahiyay barta uu ku leeyahay facebookga.
