berberatoday.com
“Ma jirto Itoobiya Waxa Ay Xoog Iyo Duulaan Ku Doonayso…”Abiy Axmed.
October 26, 2023 - Written by admin

Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa sharaxaad ka bixiyay hadal uu dhawaan yidhi oo dood adag ka abuuray wadamada geeska Africa ee ay xuduudaha wadaagaan itoobiya kaasi oo ahaa in ay itoobiya qasab tahay In ay hesho deked isagoo sigaara uxusay bada cas

Hadaba raysawasaare abiye axmed oo maanta ka hadlay munaasibad lagu xusayay aas aaska ciidanka itoobiya ayaa sheegay in aanay jirin itoobiya wax ay xoog iyo duulaan ku doonayso islamarkaana aanay jirin dagaal ay ku qaadayso wadamada ay dariska yihiin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews