berberatoday.com
Kenya oo Shaacisay Magacyada Iyo Sawirrada 35 Qof oo Al-Shabaab Ka Tirsan oo La Raadinayo
October 27, 2023 - Written by admin

Nairobi9Berberatoday.com)-Dawladda Kenya, ayaa shaacisay magacyada 35 Xubnood oo ay Sawirradooda soo bandhigtay, kuwaas oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, isla markaana ku eedeysan inay ka dambeeyeen weerarro Argaggixiso oo ka dhacay gobolka Xeebta ee Lamu.

Dowladda Kenaya, ayaa ka codsatay dadweynaha reer Kenya inay si iskaa wax u qabso ah usoo gudbiyaan macluumaad horseedi kara in la soo qabto 35 ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ka dambeeyey weerarro argagixiso oo ka dhacay gobolka Lamu.

“Hoggaanka danbi baadhista (DCI) waxa ay ka codsanaysaa bulshada qaybaheeda kala duwan in ay si mutadawacnimo ah u helaan xogta horseedaysa in la soo xidho soddon iyo shan (35) eedaysane, kuwaas oo qayb ka ah shabakada Al-Shabaab, una qaabilsanaa qorshaynta iyo abaabulka weeraradii ka dhacay gobolka Lamu iyo deegaanka weyn ee Boni,” ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay xafiiska Booliska la-dagaallanka Argiggixisada Kenya.

Kenya, ayaa ku amartay eedeysanayaasha inay si degdeg ah iskugu soo dhiibaan booliiska.

Waxay sidoo kale sheegtay Kenya inay abaalmarin siinayso ciddii la timaada xog horseedaysa in la soo xiro mid ka mid ah tuhmanayaasha.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews